Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shaqaalaha Caafimaadka Dalka Ku Ammanay Sida Ay Uga Go’antahay Xakameynta Faafitaanka COVID-19
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqaalaha caafimaadka dalka ku bogaadiyay dadaalka naf-hurnida leh ee ay ...
















