Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xaflada Mahadcelin ah loogu qabtay mgaalada Xudur.
Xaflad lagu boogaadinayey mashaariicda hormarineed ee laga fuliyey degmada xuddur looguna mahadcelinayay madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu qabtay xanuunista magaalada ...
















