Guddiga diyaarinta xeerarka Dhameystirka Sharciga Doorashooyinka oo kulan la qaatay Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi
Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan wadatashi ah kula yeesheen ...















