Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka War Bixisay Dadaallada Lagu Ballaarinayo Xarumaha Caafimaad Ee Lagula Tacaalayo Bukaannada COVID-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay ...
















