Qorshaha Ka falcelinta Fatahaadaha si loo gargaaro boqolaal kun oo Soomaali ah oo ku nool 29 degmo
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya waxay ku dhawaqeen Qorshaha ka falcelinta fatahaadaha ee Soomaaliya (2020 Somalia Flood Response Plan) ...
















