Maamulka Gobolka Banaadir oo soo badbaadiyay dad guryo ku dumay “SAWIRRO”
Waaxda gurmadka deg dega ah ee dabdamiska dowlada Hoose Xamar iyo bulshada ku dhaqan Waaxda Yuusuf Alkowneen ee Degmada Boondhere ...
Waaxda gurmadka deg dega ah ee dabdamiska dowlada Hoose Xamar iyo bulshada ku dhaqan Waaxda Yuusuf Alkowneen ee Degmada Boondhere ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay u qeybsanaha Dowlada Soomaaliya ee dalka Mareykanka ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Ololaha 16ka Maalmood ee ka ...
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda waxa ay kaga hadleen Hindise sharciyeedka Hanti-dowrka Guud ee ...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee la dagaalanka Ayaxa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa kullan looga hadlayay dardar-galinta Howlgaladda ciidanka xoogga ee gobalada ...
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya ayaa kormeeray Xarunta Damaanyo oo Wasaaradda Gaashaandhigga Dib-u-dhis iyo Dayactir ku sameysay. Wasiir Xasan Cali Maxamed ayaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho