Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn iyo dib u habeyn ku ...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa kormeeray wadada xiriirisa Jannaale iyo Buufow bacaad ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta agab nadaafadeed gaarsiiyay xerada ciidanka Damaanyo ee magaalada Muqdisho si looga hortago faafida cudurka karoona ...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga maamulka Jubbaland mudane Cabdinuur Cali Aadan ayaa ugu baaqay ganacsatada deegaanada Jubbland gaar ahaan kuwa magaalada Kismaayo ...
Hogaamiyihii xisbiga madax banaanida Turkiga Xaydar Baashi ayaa ku geeriyooday Talaadada maanta dalka turkiga ka dib markii uu afartii maalmood ...
Hay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ...
Munaasabad gooban oo lagu dhaarinaayay Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha XFS cabdulqaadir shariif shiekhuna maye ayaa ka ...
Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in caawa Salaada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho