Wasaaradda Caafimaadka Oo Diiwaan Gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
Maamulka magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo ayaa la wareegay gargaar caafimaad oo ay Dowladda Federalka ugu talagashay ka hortagga ...
Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo ka duulaya ilaalinta badqabka suxufiyiinta ka howlgasha xarumaha Warbaahinta ee deegaannada Puntland ayaa maanta magaalada ...
Diyaaradda Daallo oo sida 123 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jezaan ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta ...
Waxaa maanta dib looga celiyay magaalada Muqdisho muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku go'doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala ...
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan masuuliyiinta sar-sare ...
Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dowlad gobaleedkan Galmudug Axmed Dhiblaawe casir oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka dagmada ...
Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho