MADAXWEYNE FARMAAJO “WAXAAN XOOGGA SAAREYNAA KA HORTAGGA CUDURKAN MAADAAMA AY TAHAY WADDADA UGU HABBOON EE INOO SAHLAN”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku ...
















