Ciidanka xoogga oo weerar ku dilay xubno ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo cabudwaaq Ku sugan ayaa kormeer Ku tagay Xerada Gaaska 11-aad ee ...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha dowlad-goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Marko ee xarunta ...
Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka Covid 19 oo W/wasaare Xasan Cali Kheeyre guddoomiyay ayaa diiradda lagu ...
Burundians wait in a line to vote during the general elections at a polling station in Bubu Primary School in ...
Guddiga joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isku raacay ...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho