Ra’iisul wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay Saameynta Coronavirus uu ku yeeshay waxbarashada dalka
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19. Shirkaan oo ...
















