Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Midawga Yurub oo Brussels Ku Kulmay “Sawirro”
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada ...