Guddoomiye Madaale oo gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ku wareejiyay dhibane Maxamed “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane ...
















