Qofkii labaad oo la shaqeynayay Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid-19
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu ...
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu ...
Ciidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu ...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Aadan Isaaq Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha ...
Danjiraha Jammuriyadda faderaalka soomaaliya ee dalka Hindiya Marwo Fadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) ayaa Jaaliyadda, Ardayda iyo qaybaha kala duwan ee ...
Wasaaradda caafimaadka Turkiga ayaa shaacisay in 70 qof ay tan iyo Jimcihii shaley ay u dhinteen Fayriska coronavirus, taasoo guud ...
War-Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goballeed Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la isugu beddelay taliyayaasha qeybaha booliska goballada ...
Shan xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Saacadihii lasoo dhaafay ...
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada ...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo horay u ...
Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa ka warbixiyay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkaas laga helay , waxaana uu sheegay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho