Madaxweynaha dowladd Goboleedka Galmudug oo gaaray deegaanada Huurshe iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud
Ujeedka Safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor ) uu ku tagay Huurshe iyo Xeeraale ayaa ku qotoma ...
Ujeedka Safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor ) uu ku tagay Huurshe iyo Xeeraale ayaa ku qotoma ...
Dagaal Beleedkan oo maalmahii la soo dhaafay ka socday deegaanada Fuuma, Kooyaamo iyo Jiiroole oo qiyaastii 50 Km dhanka galbeedka ...
Booliska Tunisiya ayaa xayiraad iyo bandow kusoo rogay guud ahaan dalkaas, waxayna shacabka ku amreen in ay guryahooda ku sugnaadaan ...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa sheegtay in laga helay Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka Coronovirus dadka qaba caabuqaan ...
On Friday, Prime Minister, H.E. Hassan Ali Khaire and the Norwegian Minister of Foreign Affairs, Hon. Ine Marie Eriksen Søreide, ...
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya, salaadiin iyo odoyaal dhaqameed ka soo jeedo deegaannada Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay ...
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wasiirka Arrimaha Dibaddda Norway Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan ...
Xeebta Liido ee degamada Casiis waxaa isugu yimaada bulshada Gobolka Banaadir waana goobta ugu dalxiiska qurxoon ee ku taalla Caasimada ...
Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho