Maxkamada ciidanka qalabka sida oo xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku riday afar qof oo ku eedeeysanaa dilka taliyihi ciidanka Gorgor
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka ...
















