Wasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay qarixii kooxaha argagixisada ah ay ka geysteen magaalada Garoowe.
Muqdisho, 29ka Maarso 2020: Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo cambaareeyey ...
















