Guddiga-wadajirka ku meel-gaarka ah ee soo diyaarinta Xeerarka dhamaystirka sharciga Doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarrunta guddoonka iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ayaa maanta ku wareejisay qalab loogu talo galay ka hortaga Cudurka Corona Maamulka gobolka banaadir ...
Maareeyaha Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo goordhaw la hadlay Radio mudisho ayaa sheegay in duulimaadyada la hakiyay ...
Wafdigaan oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad waxa garoonka ku soo dhoweeyey maamulka degmada ...
Wasaaradda caafimaadka maamul goboleedka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay xarun loogu talagalay Maareynta iyo Karantiilka dadka looga shakiyo cudurka ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada caafimaadka dowlad goboleedyada ayaa maanta kormeeray xarunta hubinta ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlay xanuunka Corono Virus ee dunida ku faafay ayaa sheegay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho