Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku howlan sameynta biyo xireenno looga hortagayo fatahaadda webiga Shabeelle “SAWIRRO”
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inay caratuur ka sameyaan tuulooyinka hoosyimada Beledweyne si fatahaadda looga badbaadiyo shacabka tuulooyinka ku dhaqan, ...
















