Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadallo labo geesood ah kula yeeshay Nairobi dhiggiisa Kenya “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, ...
















