Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ka gaashaamanaysa fatahaad uu Webiga Shabeelle sameeyo mar kale.
Wasaaraadda Beeraha iyo waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo kaashaneysa Bulshada Jowhar ayaa dib u dayactir ka billowday goobo looga cabsi qabo ...
















