DAAWO: Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka socda deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose
Taliska ciidanka xoogga dalka oo gobolka Shabellada hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaq cadawga looga xoreynayo degaannada ay kaga suganyihiin gobolkaas. Deegaanka ...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo gobolka Shabellada hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaq cadawga looga xoreynayo degaannada ay kaga suganyihiin gobolkaas. Deegaanka ...
Safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjie Qin Jian ayaa sheegay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, ...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shir wadatashi ah oo ku saabsan ka diyaar garoowga cudurka Korona Virus la qaadatay deeq bixiyayaasha, ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa qaabiley Mudane Marius Rauh, Madaxa iskaashiga ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa goordhaw gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed ...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka Barqo ee Radio Muqdisho oo xilligaan oo kale 11:00AM aad dhageysataan. Akhriye: Seyd ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu ...
Hay'adda Tamarta Atomigga Caalamiga ah ee IAEA ayaa Dowladda Iiraan ku eedaysay inay hareer martay sharciyada Caalamiga ah ee la ...
Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho