Wasaaradda Caafimaadka XFS oo bogaadisay dowrka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ay Ka qaadanayaan xakameynta COVID-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan ...
















