Madaxweynaha Galmudug oo bulshada Dhuusamareeb kula damaashaaday goobaha lagu caweeyo+Sawirro
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay socod ku marey Goobaha ay ku damaashaadaan xilliyada habeenkii bulshada ...
















