Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Saldhigga Booliiska, Xarumaha Ciidamada Danab iyo Nabad-sugidda+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab ...