Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay falkii afduubka iyo kufsiga isugu jiray ee loo geystay gabdho da’yar ah
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kobcinta tirada dadka ee marka magaceeda loo soo gaabiyo UNFPA ayaa si kulul u cambaareysay ...
















