Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo booqday dhaawacyada qaraxii shalay ka dhacay Jowhar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarax ...
















