Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha ...
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha ...
Cabduqaadir Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Boolaay waxaa uu ku dhashay 17-kii febraayo 1930-kii, magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Maxamed Xayid Maareeye , Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Aadan Isaaq Cali ...
Guddiga arrimaha gudaha,dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray ...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo tixgelineysa talooyinka caafimaad ee la ...
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu ...
Ciidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu ...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Aadan Isaaq Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha ...
Danjiraha Jammuriyadda faderaalka soomaaliya ee dalka Hindiya Marwo Fadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) ayaa Jaaliyadda, Ardayda iyo qaybaha kala duwan ee ...
Wasaaradda caafimaadka Turkiga ayaa shaacisay in 70 qof ay tan iyo Jimcihii shaley ay u dhinteen Fayriska coronavirus, taasoo guud ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho