Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga ...
Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka tacsiyeey geeridii ku timid ...
Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka dhaqan galaya wixi ka dambeeya 6:00 maqribnimo bandow oo lagu soo rogay ...
Guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa kulankii 3aad ee la-tashi iyo xogwareysi ku saabsan dhamaystirka ...
Haweenka ku jira Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta doortay Guddoomiye, Gudoomiye ku-xigeen iyo xoghayn, waxaana doorasho lagu qabtay hoolka Baarlamaanka Galmudug ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyey ...
Xildhibaannada dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas oo ay ku tartamayeen laba musharax. Fadhiga doorashada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho