Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah faahin ka bixiyay qasaarihii Al-Shabaab loogu geystay Jannaale
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay qasaaraha Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Howlgalkii deegaanka Janaale. Kornayl, Cabdiqani Shabeel oo ...















