Saraakiil ka tirsan CXD oo ay tababar u soo gabagabeeysay Safaaradda Mareykanka
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa Muqdisho loogu soo gabagabeeyay tababar aqoon-kororsi ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa Muqdisho loogu soo gabagabeeyay tababar aqoon-kororsi ...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Amb Khadija Al-Makhzoumi, ayaa heshiis la saxiixatay hay’adda Global Center for Climate Mobility. Heshiiskan ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Ayaa kulan isugu yeeray Saraakiisha Ciidanka Boliiska, isagoo ka dhageystay warbixin ...
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta leh fadhiga Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee ...
Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala “Waxaa halkaan lagu diyaarinayaa qorshaha dalkaan lagu hoggaami doono 5 sano ee soo socoto, taasina waxa laga ...
Shacabka maamulka Somaliland ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ayaa saakay u darreeray goobaha codbixinta doorashooyinka Madaxtinimo ee maamulkaasi. Inta badan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya. ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa shir-guddoomiyay Madasha Daneeyayaasha Caalamiga oo lagu ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay Doorashooyinka Maamulka Gobollada Waqooyi ee Somaliland.
Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug Mudane Maxamed Abshir Jiirow ayaa Warabaahinta Qaranka u sheegay in 7 kamid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho