Daymihii Bangiga Horumarinta Afrika ku lahaa Soomaaliya oo gaarayay 122.55 oo milyan oo doolar waa la tirtiray ayaa lagu yiri ...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa ...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo ka ...
Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku ...
Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo Talaada ah cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaniyadda 2020-ka ee maamulkaasi ...
Wasaaradda Gadiidka Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gubtay Jaad la isku dayey in si qaldan lagu soo geliyo ...
Taliska Qeybta 60 ee ciidanka Xoogga somaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgallo lagula Dagaalamayo Maleeshiyaadka AL –shaab ee ay ka fuliyeen ...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa shegaya in halkaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shir muhiim ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho