Roobkii Deyrta oo ka curtay qeybo ka mid ah Gobolka Bakool
Roob xooggan oo si weyn loogu diirsaday ayaa Xalay ka curtay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool iyo degaannada ku ...
Roob xooggan oo si weyn loogu diirsaday ayaa Xalay ka curtay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool iyo degaannada ku ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska maalinta calanka Soomaaliyeed ee October ...
Raadinta xal loo dhanyahay oo ku wajahan dhibaatooyinka deegaanka Soomaaliya ayeey aheyd muhiimada ugu weyn ee kulankan wadatashiga ah oo ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay shir looga tashanayo dhammeystirka Siyaasadda ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka kaddib safar ...
Taliska 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo Fulinaya Qorshaha Xukuumada ee Ku Saleysan Bixinta Xuquuqda Agoonta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ...
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho