Shirka soo bandhigidda Dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha oo ka furmay Muqdisho
Shirka soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha dhab-u-heshiisiinta Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay ...
















