Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in uusan dalka soo gelin xaalad la xiriirta caabuqa Caronavirus
Guji linkiga hoose ee Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dalka 12 March 2020_War-saxaafadeed- COVID-19
Guji linkiga hoose ee Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dalka 12 March 2020_War-saxaafadeed- COVID-19
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qakabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Cali Maxamed, oo lagu heley dambi ...
Kalluumeysatada gobolka Jubada hoose, ayaa sheegay in ay dhibaatooyin ku qabaan maraakiib shisheeye oo curyaamiyay howlahooda, xilli qiimaha kalluunka magaalada ...
Wararka naga soo gaaray Magaalada Baladweynee ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku soo waramay in Degaan lagu Magacaabo Beero Yabaal ...
Wasiirada waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in ay wada saxiixdaan iskaashi waxbarasho oo dhex mara labada dowladood, ka ...
Sadex qof oo labo askar yihiin ayaa dhimatay ka dib markii madaafiic lagu weeraray saldhig Mareykanka iyo xulafadiisu ku leeyihiin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay ...
FAALLO:-Xilli Galab Casir bilicsan 5-ta Maarso, 2020-ka, ayay kumaandooska Soomaaliya ee Danab u dabbaaldegeen qalinjabinta tiro ka badan 80, kuwaa ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta ciidamadu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho