Madaxweynaha Puntland oo daah- furay mashruuca waxbarashada Ifiye “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye. Munaasabadda Daah-furka ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye. Munaasabadda Daah-furka ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ...
Shirka Agaasimeyaasha Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda ee Muqdisho. Shirkan oo ay ka ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda ...
Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa maanta gaarey magaaladda Baraawe ee Gobalka Shabellaha Hoose, iyaggoo halkaasi u tagey hirgelinta mashaariic ...
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka ...
Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ...
Wasaaradda Cafimadka XFS ayaa sheegtay in ay karantiileen muwaadin Soomaaliyeed oo dhinac maray habraaca lagu hubiyo caafimaadka dadka ka yimaado ...
Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka karoona, cudurkaasi oo haatan laga daweynayo. Ms. ...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jilible hayre ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in biyo la’aan daran ay ka jirto deegaanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho