Maleeshiyaad hubeysan oo Ganacsato ku dilay deegaan ka tirsan Hirshabeelle
Kooxo hubeysan ayaa dad Shacab ah ku dilay meel u dhaw Galka Biyacadde oo hoos-taga magaalada Jowhar ee Xarunta dowlad ...
Kooxo hubeysan ayaa dad Shacab ah ku dilay meel u dhaw Galka Biyacadde oo hoos-taga magaalada Jowhar ee Xarunta dowlad ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanno iyo Tuulooyin hoos yimaada Gobolka shabeellaha hoose. Howlgalkaan oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ku qaabilay wafdi ka ...
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise ...
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii shalay gelinkii dambe ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ku guuleystay in uu dib Gurigeeda ugu soo celiyo , Luul Maxamed Axmed (Luul dikriyoow), ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, Qoysaska iyo eheladii ay ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii iyo ...
Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxeysa, António Guterres, ayaa cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee ay Argagixisadu ku qaadday Xalay ...
Ciidamada ammaanka ayaa goordhaw soo afjaray weerarkii maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Madiina Ex-Cascaseey oo dad shacab ah ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho