Arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashadda Qur’aanka Kariimka oo abaal marino lagu gudoonsiiyey dalka Mareykanka “Sawirro”
48 arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad qalinjabin ah kadib markii ay dhameeyeen Barashadda Qur’aanka Kariimka taas oo ...
















