Labada aqal ee Baarlamaanka oo maanta la filayo in ay si wadajir ah u ansixiyaan miisaaniyadda 2020ka
Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa inay wadajir u ansixiyaan ...
Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa inay wadajir u ansixiyaan ...
Maalmo ay maleeshiyada Alshabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad ...
Xildhibaananda Golaha Aqalka Sare oo maanta kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Aqalka Sare ku yeshay Muqdisho ayaa kaga hadlay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta ...
Agaasimaha Waaxda Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale oo ay wehliyaan shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta soo gaba gabeyay ...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan Guddiga gurmadka Qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba ...
Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista ...
Shirkadaha Ganacsiga, Hey’adaha dowladda ee bixiyaha adeegyada lagu qaado canshuuraha iyo howlwadeena dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ee sida wanaagsan u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho