Shirkii 12-aad ee islaamka ee Kampala ka socday oo looga baaqay in Shabaab dagaalkiisa loo midoobo.
Shirkii Islaamka ee 12-aad ee maalmahan ka socday magaalada Kampala oo ay ka qayb galayeen culumaa'udiin Soomaaliyeed oo caan ka ...
Shirkii Islaamka ee 12-aad ee maalmahan ka socday magaalada Kampala oo ay ka qayb galayeen culumaa'udiin Soomaaliyeed oo caan ka ...
16 ka mid ah dadkii ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u ...
Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethopia Md.Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyey Xaalada Dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gurmad ka ...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu ...
Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay ...
Dhageyso: Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho, caawa oo ay Taariikhdu tahay, 28-12-2019. Hoos ka Dhageyso:
Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u Gurmashada dadkii ku wax yeeloobay, qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye, waxaana wada ...
Guddiga Gurmadka qaraxii saaka ka dhacay Ex-control Afgooye, ayaa soo bandhigay xog hor dhac ah oo ku saabsan, Tiradda dhismashada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho