Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta Wasaaradda ...
















