Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Saraakiisha qeybaha ciidamada
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa manta la kulmay saraakiisha,saraakil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta, ...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa manta la kulmay saraakiisha,saraakil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta, ...
Ciidamada Boliiska ee dalka K/Afrika ayaa xabsiga dhigay in ka badan 70-ruux oo falal bililiqo ah u geystay goobaha ganacsiga ...
a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyhay magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay madaxda sare ...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kharye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Wasiirro ka ...
Munaasabad lagu sagootinayay 37 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Shiinaha islamarka ka mid ahaa ardaydii 2017/2018 ayaa maanta ...
Guddiga Kumelgaarka ah ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada ...
Wasiirka Arrimaha gudaha fereraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa ku dhowaaqay in shirka dib u heshiisiinta ...
Howlgallo ay ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen xadka labada Shabeelle ayeey kula wareegeen deegaanno maleeshiyada Al-shabaab ay dadka shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho