Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha Midowga Afrika oo Adis Ababa ka furmaya.
Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah ...
Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah ...
Waxaa soo gaaray caasimada dalka sudan ee khartoum Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka soomaaliya Eng Abdirashid Ahmed Mohamed ...
Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo gebagebeeyey tartanka qaadista miisaanka culus oo mudooyinkii danbe ka socday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayna ...
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay duqeyn la beegsadeen dhismo ay argagixisadu ku leeyihiin meel ku dhow ...
Wasiirka Beeraha ee Falastiin Riyaad Al-Atari ayaa sheegay in Israa’iil ay sii kordhisay dagaalka dhinaca ganacsi ee ay kula jirto ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale ka hadlay xiisada wasaaraddiisa kala dhexeysa dowlad goboleedka Puntland. ...
Ururuka midowga Africa iyo Qaramada midoobay ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara in hub iyo dagaal yahano loo diro ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho