Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.
Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo ...
Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo ...
Xaflad ay soo abaabuleen Jaaliyadda Konfur Galbeed ee dalka Mareykanka, isla markaana lagu maamuusaayey sanadguurada koowaad ee ka soo wareegatay ...
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guuto C/Xamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil uu hogaaminaayo ayaa saakay kulan quraac ah u ...
kulankaan ayaa ahaa mid la-tashi ah waxaana Guddiga Kheyraadka Qaranka,Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalak Sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ...
The Djiboutian contingent serving under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has deployed a new battalion, the 7th Battalion, ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha ...
Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga gurmadka fatahaadaha Baladweyne ee Somaliland ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 600,000 oo dollar (Lix ...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow oo ka hadlayay munaasabadda xuska 76 guurada ka soo wareegtay ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda carruurta u qabatay howlwadeenno ka tirsan dowladda Federaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho