Wasaaradda Waxbarashadda oo magaalada Gurceel ka dhagax dhigtay degsiga sare ee xanaanada Xoolaha “Sawirro”
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, hidaha & Tacliinta sare mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle(Jaabiri) ayaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka ...















