Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo Baydhabo ka furaysa shir u dhexeeya wasaaradaha Tamarta Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed+sawirro
Wafdi ay hoggaaminayso wasiirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh oo gaartay magaalada Baydhabo ...














