Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo shir Guddoomiyey shirka Maamul Daadajinta Dowladdaha Hoose ee JPLG.
Shirkaan oo ka dhacay xafiiska Madaxwayne Ku-xigeenka, isla markaana sadexdii biloodba mar la qabto waxaa ku wehelinaayey Wasiirada Wasaaradaha fuliya ...
















