Wasiir Khadiija oo kormeertay Garoonka Stadium Muqdisho oo dib u dayactir ka socdo + Sawirro
Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray Garoonka Kubadda cagta ee Stadium Muqdisho. ...
















