Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee ...
















