Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan ku leh Caasimadda Dalka.
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayo Maamo Khadiijo Aw Daahir Axmed (Boqran) oo ah fanaanad Qaran sidoo kalana ah ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa manta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee XFS Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar ...
"Xukuumaddu waxay ugu baaqeysaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaadaan in ay si shuruud la'aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan ...
Shirkan waxaa ka qeyb galaya wasaaradaha waxbarshada heer Federaal, heer dowlad Gobaleed iyo Gobalka Benaadir, waxaana xoogga lagu saarayaa shirkaasi ...
At least forty-three people were killed in India’s capital New Delhi on Sunday when a fire swept through a six-storey ...
Shir looga hadlayo amniga iyo xasiloonida guud ee dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
Maamulka Hirshabeelle ayaa wado dadaallo lagu dhisayo Ciidanka Boliis awood leh oo ay yeelato dowlad Goboleedka Hirshabeelle, si ay u ...
48-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ka da’ayay roobab xooggan oo wata dabeylo,kuwaas oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho